Guriceel Oo Lagu Qabtay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug Dagaalki Ahlu-sunna Kadib Sheeko:Amniga Xalay waxaa magaalada guriceel lagu qabtay shirka golaha wasiirada dowlad gobaleedka galmudug, kaas oo uu shir guddoominayay madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor. Shirka ayaa looga hadlay Ajendayaal ay ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jadwalka Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadooda ay shaaciyeen ayaa kala ah kuraasta sumadoodu…