Jadwalka Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay
Sheeko:Arrimaha Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka.
Kuraasta doorashadooda ay shaaciyeen ayaa kala ah kuraasta sumadoodu ay tahay #HOP239 iyo HOP237.
Guddiga ayaa ku war geliyay in musharixiinta ku tartameysa kuraastan in ay isdiiwaan geliyaan 29 illa 30 Bisgaan October.