Guddoomiyihii Hore Ee Gobalka Nugaal Oo Loo Magacaabay Duqa Kismaayo Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw Cumar Cabdillahi Maxamed u magacaabay in uu noqdo duqa iyo guddoomiyaha magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamulka Jubbaland. Wareegta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dawladaha Khaliijka Oo Cayrinaya Safiirada Lubnaan Dawladaha Sacuudi Carabiya, Baxrayn iyo Imaaraadka ayaa u yeeray safiirrada Lubnaan ee ku sugan dalalkooda, waxayna udhiibeen warqad cabasho ah oo ay kaga soo horjeedaan hadalkii ka soo yeeray Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Habraaca Doorashada Golaha Shacabka ee Somaliland Ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka ah iyo guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada golaha shacabka ee Somaliland sida shuruudaha musharaxa, habraaca doorashada iyo arrimo kale. Haddaba, Halkan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahdi Guuleed oo Lagu Eedeeyey Boobka Kursiga Golaha Shacabka ee Reer Iidle iyo Gashaanbuur Ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa la sheegayaa inuu boobayo kursi golaha shacabka ah ee baarlamaanka federaalka ah oo ay lahaayeen beelaha Reer…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Militeriga Sudan Oo Shaaciyay In Ay Magacaabi Doonaan Ra’iisul Wasaare Cusub Horjooga ciidamada Afgambiga ku qabsaday dalka Sudan ayaa sheegay in saadka militeriga ciidamada Sudan ay soo magacaabi doonan ra’iisul wasaare. Abdel Fattah al-Burhan, oo hogaaminayay afgambigu Sudan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 10 Al-shabaab ah oo u Geeriyootay Qarax Miino Ugu yaraan 10 Al-shabaab ah, oo mas’uuliyiin ay ku jiraan ayaa ku geeriyooday qarax miino jimcihii lagula eegtay deegaanka Qaycad ee gobolka Mudug. Warar qaar ayaa sheegaya in miinada markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gobalka Jarar: Dad Ku Sumoobay Hilib Ay Cuneen Wararka naga soo gaarayo degmada Awaare ee gobalka Jarar dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dad badan ay ku sumoobeen hilib ay cuneen. Dadka sumoobay oo kor u dhaafaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Muwaadiniin Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Zambia Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaetay dad Soomaali ah oo lagu xiray gudaha dalka Zambia. Soomaaliya ayaa shegtay in ay ka walaacsan tahay sida safmarka ah ee muwaadiniinteeda xarigga logu…