Guddoomiyihii Hore Ee Gobalka Nugaal Oo Loo Magacaabay Duqa Kismaayo
Sheeko:Arrimaha Amniga
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw Cumar Cabdillahi Maxamed u magacaabay in uu noqdo duqa iyo guddoomiyaha magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamulka Jubbaland.
Wareegta ka soo baxday xafiiska Axmed Madoobe ayaa Cumar Cabdullahi oo horay u soo noqday guddoomiyaha gobalka Nugaal ee Puntland.