Shirka 5-aad ee Culuumta Engineering science and Technology Oo ka furmay Muqdisho Sheeko:Amniga Shirkii 5-aad ee Culuumta Engineering science and Technology oo ay si wadajir ah u wada qabanqaabiyeen Jaamacadda SIMAD iyo Jaamacadda Jamhuuriya ayaa Maanta Ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koofi Oo la Ceyriyay Wasiirka amniga xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabdulahi Maxamed Nuur aya xilka ka qaaday agaasimaha ha’adda Maxamed Aadan Koofi oo muddo dheer soo maamulaay ha’addan. Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo ka hor Yimid Qodob kamid ah habraacyadii ay Soo Saareen Guddiga Doorashooyinka Somaliland Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in xalinta cabashooyinka doorashada ay tahay mas’uuliyadda gudiga, sidoo kale gudiga ayaa ka hor yimid Habracii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gobollada Waqooyi oo Berri Dooranaya Xildhibaanno Golaha Shacabka ah Waxaa socda diyaargarowgii ugu dambeeyey ee gobollada waqooyi kahor inta aaney berri ku dooran Muqdisho xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah. Ergada ayaa loo bilaabay tababar la…