Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo ka hor Yimid Qodob kamid ah habraacyadii ay Soo Saareen Guddiga Doorashooyinka Somaliland
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in xalinta cabashooyinka doorashada ay tahay mas’uuliyadda gudiga, sidoo kale gudiga ayaa ka hor yimid Habracii ay soo sareen guddiga doorashada Somaliland qodobkiisa 3aad.
GOOBJOOG NEWS.