Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyay Ku Dhawaaqista Natiijada Kursiga Mahdi Guuleed Sheeko:Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa sheegay in ay hakiyeen ku dhawaaqista Natiijada kursiga #HOP239, kaas oo uu ku soo baxay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka. Mahdi Guuleed ayaa Isniinti shalay aheyd… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhashay Gabar La Kufsaday Oo Ka Dhacay Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhagtuur ee hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu ku dhex maray deegaanka laba maleeyshiyo beeleed oo wada dega. Dagaalka ayaa sida…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Itoobiya: Guddiga Doorashooyinka Oo Amray In Dib Loogu Noqdo Doorashada Jigjiga Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba qaadacay natiijada doorashada magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida. Natiijada oo uu muran badan hareeyay ayaa lagu amray in kadib baaritaanno ay sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Sababay Sara U Kaca Ku Yimid Qaraha? Xilliyada kuleelaha waxa aad u bata isticmaalka Cabitaanada kala duwan, kuwaas oo ay dadku shiitan si ay ugu haraad baxaan. Qaraha waxa uu ka mid yahay cabitaanada fudud ee sida…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Werar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkino Faso Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay waqooyiga dalka Burkino Faso, halka afar kalena weli aan la heyn halka ay ka baxeen sida ay sheegen warbaahinta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Baaq Ka Soo Saaray Doorashada Golaha Shacabka Guddiga doorashooyinka heer federaal ee 2021 ayaa soo dhaweyay doorashadii golaha shacabka ee Somaliland ee ka qabsoomtay magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu bogaadiyay dadaalka iyo biseylka…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Abiy: Waxaa Jiray Dad Caddaan Iyo Madow Isugu Jiray Oo Ka Garab Dagaallamay TPLF Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay qabsadeen xoogagga TPLF ayaa sheegay in dagaalka ay kooxda kula jiraan ay qeyb ka…