Soomaliya: Simon Mulongo Dalka Lagaagama Baahna! Sheeko:Amniga Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ‘persona non-grata’ ka dhigtay Simon Mulongo oo ah ku xigeenka ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxayna ku amartay inuu 7 Maalin dalka uga baxo. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Kala Dhex Gashay Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Gobalka Mudug Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inuu xabbad joojin kala dhex dhigay beelo wallaalo ah oo shalay ku dagaalamay deegaan hoos taga Koonfurta Magaalada Gaalkacyo laguna magacaabo Dhagtuur, iyadoona labada dhinac…