Soomaliya: Simon Mulongo Dalka Lagaagama Baahna!
Sheeko:Arrimaha Amniga
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ‘persona non-grata’ ka dhigtay Simon Mulongo oo ah ku xigeenka ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxayna ku amartay inuu 7 Maalin dalka uga baxo.