Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo deegaanka garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay qarax Xooggan. Qaraxa ka dhacay hareeraha waddada dheer ee deegaanka ayaa lagu soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Booqashada ay Muqdisho Ku Imaanayaan Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika Waxaa la filayaa in todobaadkan in Muqdisho soo gaaro wafdi ka socda Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika. Wafdigan uu hoggaaminayo guddoomiyaha bishan November ee Golaha Nabadda iyo Amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ku Dhawaad 70 Qof Oo Lagu Dilay Xadka Dalka Niger Uu La Wadaago Burkino Faso iyo Mali. Dowladda Niger ayaa ku dhawaaqday laba maalin oo baroordiiq qaran ah kadib markii kooxa aan la aqoon haybtooda 69 qof oo uu ku jiro duqa magaalo ku taalla koonfur galbeed…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Isbihiyesi Mucaarad Ah Oo Ku Gooddiyay In Dagaal Ay Abiy Xukunka Kaga Qaadayaan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagaga dhawaaqay isbaheysi ka dhan ah dowladda uu hogaamiyo Abiy Ahmed ee Itoobiya. Isbaheysigaan oo ay ku mideysan yihiin sagaal urur siyaasadeed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saatay Dib U Dhaca Doorashada Soomaaliya Beesha calaamka ayaa markale war ka soo saartay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka golayaasha dowladda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay saaxiibada caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: “Waa In Doorashada La Soo Gabagabeeyo Inta Aanu Dhamman Sannadku”. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ugu baaqday maamul gobaleedyada dalka in la dardargeliyo doorashooyinka dalka. Qoraal ka soo baxay saafaradda Mareykanka ayaa lagu baaqay in madaxda shanta dowlad gobaleed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahinno Ka So Baxayo Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabab Ku Dhex Maray G.Shabeellaha Hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal shalay gabal dhicii iilla fiidnimadii hore ee xalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada…