Guddiga Amniga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Goobaha Lagu Qabanayo Doorashada Golaha Shacabka Sheeko:Amniga Guddiga amniga doorashooyiska dalka ayaa shaaciyay goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in mamul walba ay doorashadiisu ka qabsoomi doonto laba deegaan. Muqdisho… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Muqdisho Kula Shiray Wafdi Ka Socda Midawga Afrika Ra`iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa goordhaw kulan kula qaatay xubnaha golaha amniga iyo nabadda ee midawga africa. Rooble ayaa midawga nabadda iyo amniga midawga afrika kala…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Jaamacadaha iyo Iskuulada Oo Soo Dhaweyay Sida Wasaaradda Waxbarashada U Baabi’isay Go’aanka Gobalka Banaadir Midawga Jaamacahadaha Soomaaliya ayaa goordhaw soo dhaweeyay go’aankii shalay wasiirka waxbarada DF uu ku joojiyay lacago maamulka gobalka Banaadir agaasinkiisa waxbarashada uu ka qaadayay Macalimiinta iyo Ardayda wax ka barata…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Greece Oo Dalkiisa Ka Celiyay Muhaajiriin Soomaali Ay Ku Jiraan Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Greece ayaa gacanta ku dhigay dooni ay la socdeen tahriibayaal ay ku jiraan dad soomaali ah. Doonida ay la socdeen tahriibayaasha ayaa laga qabtay xadka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheikh: 8 February Anoo Madaxweyna Soo Kacay Anoo Madaxweyne Aheynna Gurigeyga Ku Noqday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud oo muddooyinkii la soo dhafay safar ku joogay dalka Turkiga ayaa sheegay in loo bahana yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho. Xasan…