Jadwalka Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Galmudug Oo La Shaaciyay Sheeko:Amniga Guddoga doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyaya jadwalka Doorashada kuraasta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug. Jadwalka ayaa lagu sheegay in bilawga todobaadka soo socda la qabanayo doorashada kuraasta Aqalka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Addis Ababa: Lix iyo Toban Ka Mid Ah Shaqaalaha QM Oo La Xiray Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in Lix iyo toban ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray magaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Stephane Dujarri, oo ah afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble: Doorashada Waa In Lagu Soo Gabagabeeya Ugu Dambeyn Dhamaadka December 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer maamul. Rooble ayaa ugu baaqay in guddiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Ka Hortimid Shirka Shidaalka Oo Soomaaliya Ay Ka Qeyb galeyso, Akhriso Sababta Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeystay shirka shidaalka ee ka socda dalka Imaaradka Carabta kaas oo ay Soomaaliya ka qeyb galeyso. Puntland ayaa sheegaty in sharciga shidaalka Soomaaliya uusan jirin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor-Qoor Oo Shaaciyay Liiska Musharixiintii Aqalka Sare Ee Dhineyd Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska laba kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka sare galmudug ay ku leedahay. Qoor-Qoor oo in mudda ah ku…