Jadwalka Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Galmudug Oo La Shaaciyay
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			 
		Guddoga doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyaya jadwalka Doorashada kuraasta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug.
Jadwalka ayaa lagu sheegay in bilawga todobaadka soo socda la qabanayo doorashada kuraasta Aqalka sare ee ka dhineyd maamulka Galmudug.
Hoos ka akahriso Jadwalka Doorashada Labada Kursi
