Puntland Oo Ka Hortimid Shirka Shidaalka Oo Soomaaliya Ay Ka Qeyb galeyso, Akhriso Sababta
Sheeko:Arrimaha Amniga
Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeystay shirka shidaalka ee ka socda dalka Imaaradka Carabta kaas oo ay Soomaaliya ka qeyb galeyso.
Puntland ayaa sheegaty in sharciga shidaalka Soomaaliya uusan jirin iyadoo ku tilmamtay sharcigii shidaalka in uu yahay mid baal marsan dastuurka dalka.
Dowlad gobaleedka Puntland ayaa sidoo kale war-saxaafadeed ay soo saartay uga digtay in ay shirkadaha shidaalka caalamiga ah ay soomaaliya heshiis la gaaraan.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Puntland