Rooble Oo Gaaray Dhuusamareeb Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Rooble ayaa waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawiro: Soo Dhaweynta Axmed Madoobe, Akhriso Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbalanad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland. Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caasimadda Puntland ku soo dhaweeyay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Sooyaalka Isbadallada Jadwalka Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Iyadoo lagu wado in beri oo Talaada ah ay si rasmi ah u bilaabmaan doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad dalka ayaa waxaa soo baxaya shaki iyo walaac laga qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ujeedka Socdaalka Axmed Madoobe Ee Garowe! Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland. Axmed Madoobe ayaa Garowe kulan kula qaadan doono Madaxweynaha Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuwee sagaalka Kursi Golaha Shacabka ee Doorashadoodu Dhawaan La Qabanayo?! Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shalay shaaciyay sagaal ka mid ah kuraasta Somaliland ay ku leedahay golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraastaan oo ay hadda ku fadhiyaan xubna…