Aadan Madoobe Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#189. Kursigaan tirsigiisu yahay HOP#189 ay ku tartamayaan Shekh Aadan Mahamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka Oo Rooble Kulan Kula Qaadanaya Muqdisho Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah xafiiskiisa kula qaadanaya ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan oo ay goobjoog yihiin madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Jawaari Laga Reebay Oo Loo Doortay Wasiirka Howlaha Guud Ee KG Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#103 oo horay ugu fadhiyay Maxamed Sheikh Jawaari. Kursigaan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiinaha oo Xoog uga Qaatay Uganda Airporiga Entebbe Dalka Shiinaha ayaa la wareegaya garoonka caalamiga ah ee Entebbe kadib markii la wariyey iney bixin weysay deynta ay ku dhisatay. Shiinaha ayaa 2015-kii waxaa uu $207 million amaahiyey Uganda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ergada Kursiga Jawaari Oo La Xareeyay Waxaa saaka magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed lagu qabanaya doorashada afar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Baydhabo, Kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Oo Joojiyay Shaacinta Natiijada Kursiga HOP#67 Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa shaaciyay in la hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga HOP#67 oo uu dhawaan ku soo baxay Yaasiin Fareey. Guddiga ayaa sheegay in ay in dacwad ay ka…