Midawga Musharixiinta: Ma Aqbaleyno Boobka Lagu Wado Doorashada Sheeko:Amniga Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa sheegay markale in aysan aqbali doonin natiijada doorashada ka socota dalka. War-murtiyeed dheer oo ka soo baxay xubnaha midawga musharixiinta ayaa lagu sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland: Guddiga Doorashada Oo Shaaciyay Doorashada 16 Kursi Oo Ka Tirsan Kuraasta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada waqooyi ayaa shaaciyay 16 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland kuwaas oo dhawaan la qaban doono. Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdullahi Black Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed lagu soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#193 oo saaka doorashadiisa loo dareeray. Kursigaan ayaa waxaa baarlamaanki 10-aad ku fadhiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga WHO: Fayraska Omicron Waxa Uu Sameynaya Isbadallo Aan Horay Loo Arag Hay;adda caadimaadka adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO, ayaa war ka soo saartay nooca cusub ee coronavirus kaas oo ka dilacay dalal ka tirsan qaaradda Afrika iyo qeyba ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baydhabo Oo Malintii Afaraad Lagu Dooranayo Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed ayaa lagu wadaa in saaka oo talaada ah ay ka qabsoonto doorashada hal kursi oo qeyb ka ah kuraasta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Madaxda Dowlad Gooboleedyada U Gudbiyay Walaaca Musharixiinta Ee Doorashada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga Qaranka ayaa kawada hadle sidii…