Midawga Musharixiinta: Baaris iyo Dacwad Deg-Deg Ah Halagu Soo Ogoo Farmaajo Sheeko:Amniga Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ka soo saaray afgambigii shalay ay sheegtay xukuumadda in dalka lagu soo qaaday balse uu fashilmay. Midawga ayaa sheegay in wax aad looga xumaado uu… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Waalaca Caalamka Uu Ka Muujinayo Xiisadda Ka Taagan Soomaaliya Waxaa isa soo taraya baaqyada wakiilada iyo siyaasiyiinta caalamiga ah ee ku aaddan xasaradda saacadihi la soo dhaafay ka taagan dalka. Waaxda wasaaradda arimaha dibadda mareykanka u qaabilsan arrimaha afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland waxaa saaka ka socda doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Lix ka mid ah kuraasta dowlad gobaleedka Jubbaland ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka: Aad Ayaan Uga Walaac Sannahay Xaaladda Soomaaliya! Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee saacadihi la soo dhaafay ka taagan gudaha dalka. War-saxaafadeed ay soo saareen saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay aad uga…