NISA Oo La Amray In Ay Isaga Guurto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Sheeko:Amniga Wasiirka amniga Cabdullahi Nuur ayaa qoraal uu u diray Yaasiin Farey oo ah kusimaha NISA ku faray in uu hey’adda iyo ciidankeeda ka saaro garoonka Aden Cadde, oo amniga lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin: RW Rooble Ma Xajisan Doonaa Guusha Siyaasadeed ee Horudhaca ah ee uu ka Helay Farmaajo ? Somalia ayaa dhex muquuranaysa xaalad siyaasadeed oo aad u cakiran kadib markii ay markale foodda is dareen madaxweynaha waqtigu ka dhacay Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo RW Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga WHO: Waxaan Rejo Weyn Ka Qabnaa In Sanadkan Laga Adkaado COVID-19 Hay’adda caafimaadka adduunka u qaabilsan qaramada midoobay ee WHO ayaa sheegtay in sanadkan cusub ay filayaan in la soo afjaro xanuunka corona. Agaasimaha hay’adda caafimaadka WHO Dr Tedros Adhanom ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska 11- kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo. Kuraaasta guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni iyo Axmed Madoobe oo Kulamo La Qaatay Ra’isul Wasaaraha iyo Beesha Caalamka Madaxweyneyaasha Puntland Saciid Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saacidihii tagay waxay la kulmeen ra’isul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Rooble. Kulanka ayaa xoogga lagu saaray ajendaha kulanka madasha wadatashiga, doorashada, arrimiha…