Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland : Boosaaso Waxaa Ka Dhacay Xad Gudubyo Xuquuqda Aadanaha Ka Dhan Ah Sheeko:Amniga Xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland ayaa ku baaqay in cadaalad ay helaan dhibanayaashi ay waxyeelada ka soo gaartay dagaalki ka dhacay magaalada Boosaaso. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ayaa lagu… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug: Maxay Xildhibaannadu Ka Dhaheen Sharciga Dartii Loo Ciqaabay 6 Ka Mid ah? Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa ciqaabay ilaa 6 Xildhibaan, iyaga oo laga joojiyey kulamada qaar halka la sheegay in labo bil aaney qaadan doonin wax gunno ah. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Lix Qof Ku Dishay Laamu Sida uu qoray wargeysa Standard, kooxda Al-shabaab ayaa weerar ay maanta oo isniin ah ku qaaday Laamu ku dhishay 6 qof. Weerarka oo ka dhacay Widho oo ka tirsan Lamu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: 4 Sabab oo ay Ku Fiicantahay “Hal Deegaan Doorasho”! Kadib doorasho soo jiitameysay tan iyo July 29-ka sanadkii hore, maanta waxaa la filayaa in kulan sixitaan ah ay caasimadda Muqdisho ku yeeshaan madaxda madasha wadatashiga qaran oo ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Xaaladda Magaalada Baladweyne Kadib Dagaalki Xalay Waxaa weli aad u kacsan xaaladda magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan halkaas oo labadi maalin ee la soo dhaafay ay ka taagneyd xiisad dagaal. Ciidama uu hogaaminayo sarkal lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ajendayaasha Looga Hadlayo Shirka Maanta Lagu Wado In Uu Ka Furmo Muqdisho Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo maalmihi la soo dhaafay qaban qaabadiisa ay ka socotay caasimadda. Shirkan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha Sudan Oo Shaaciyay In Uu Is-casilay Ra’iisul wasaaraha dalka Sudan Cabdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka ra’iisul wasaranimo ee dalka Sudan. Sudan ayaa muddooyinkii u dambeyay wajaheysay xoogag is diidan oo xukunka…