Galmudug: Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Sheeko:Amniga Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa shaaciyay 21 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraas ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga FEIT Oo Doortay Guddoomiye Cusub Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer federaal ee dalka. Doorashadaan oo ay kuwada tartameen musharixiinta kala ah Muuse Geelle Yuusuf iyo Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan, ayaa Muuse…
5 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin: Halka Ay Kala Yaalaan Kuraasta Golaha Shacabka iyo Caqabadda 40-ka Maalin Waxaa maanta bilaabanaya mudada 40-ka cisho ah ee loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo doorashada golaha shacabka baarlamanka 11-aad. Ilaa iyo hadda waxaa la doorto in ka yar 35 kursi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga FEIT Oo Maanta Guddoomiye Dooranaya Guddiga hirgelinta doorashada heer federaal ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada muqdisho lagu doorto guddoomiyaha guddiga doorashooyinka FEIT. Maxamed Xasan Cirro, oo ahaa guddoomiyihii hore ee guddiga…