Galmudug: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay 21-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso galmudug.
Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.
Xildhibaanada galmudug ku matalayay afarti sano ee la soo dhaafay kuraastaan waxa ay kala yihiin :-
HOP#053: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Faarax Cabdi Xasan.
HOP#064: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Sahra Cumar Maalin.
HOP#012: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Yuusuf Xayle Jimcaale.
HOP#049: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.
HOP#096: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdicasiis Cilmi Cali.
HOP#248: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Maxamed Axmed Abtidoon.
HOP#:081: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim.
HOP#139: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed.
HOP#025: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Naciima Maxamed Gacal.
HOP#055: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Sakariye Xasan Sheekh Cali.
HOP#147: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Mahad Maxamed Salaad.
HOP#007: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdullaahi Faarax Wehliye.
HOP#137: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Sadiiq Cabdikariin Xaaji Ibraahim.
HOP#138: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Saciid Nuur Qayliye Gariish.
HOP#040: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Nadiifa Faarax Jaamac.
HOP#048: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdullaahi Gaafow Maxamuud.
HOP#071: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye.
HOP#089 waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar jecel).
HOP#051: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Xasan Macalim Maxamuud Sheekh Cali.
HOP#035: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geesey.
HOP#065: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare.
Maalmaha soo socda ayaa lagu wada in doorashada kuraastaan ay qabsoonto.
Goobjoog News