Akhriso: Natiijada Doorashada Maanta Ka Dhacday Baydhabo Sheeko:Amniga Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa waxaa maanta ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta la doraty ayaa kala ah kuraasta… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Shaacisay Liiska Odayaasha Dhaqan iyo Bulshada Rayidka Ee Soo Xulaya Ergada Lix Kursi Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada doonaysa lix kursi oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11 ee golaha shacabka dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisadda Ukrain:-Ballanqaadka Maraykanka-Nato ee taageerada Kiev Oo keentay in Ruushka Ujihaysto Shiinaha. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken oo khadka taleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa ku celiyay mowqifka adag ee Washington ee ku aaddan madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shan Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Baydhabo Magaaalada baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa lagu wada in ay ka dhacdo doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta…