U bood dhigaalka

Puntland: Liiska Doorashada 16 Oo La Shaaciyay

Febraayo 16, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska 16 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Boosaaso.

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190, HOP#228, HOP#234, HOP#273, HOP#083, HOP#222, HOP#036, HOP#027 iyo  HOP#158

Waxaa kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-

HOP#220: Cabdirashiid Maxamuud Xasan Cabdi

HOP#169:Jamaal Maxamed Xasan

HOP# 076:Muuse Axmed Ismaaciil

HOP#149:Axmed Cismaaciil Maxamed

HOP#157: Maxamed Cabdullaahi Faarax

HOP#142:Maxamuud Xayir Ibraahim

HOP#227:Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi)

 HOP#190:Cabdinaasir Siciid Muuse

HOP#228:Maxamuud Axmed Ciise

HOP#234:Deeqo Siciid Xassan

HOP#273:CABDI MAXAMUUD MAXAMED

HOP#083:Cabdullaahi Bile Nuur

HOP#222:Cumar Ismaaciil Waaberi

HOP#036:Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

HOP#027:Saciid Xuseen Ciid

HOP#158: Cilmi Cumar Cilmi (Caynsane)