U bood dhigaalka

Liiska Deegaan Doorashada Labaad Ee Galmudug Oo La Shaaciyay

Febraayo 17, 2022

Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Galmudug Soomaaliya ayaa shaacyey in kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magalada Gaalkacyo ee xarunta  gobolka Mudug oo dhowaan la qabanayo tirada waa 11 kursi.

Kuraastaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu wadaa in maalmaha soo aadan guddiga uu shaaciyo dhaqanka soo xulaya, Ergada kala dooranaysa iyo habraaca guud.

 

No photo description available.