Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Amray Dib u Firidda Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde
Sheeko:Arrimaha Amniga
Wasiirka amniga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in dib loo furo Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasiirka in laga salgaaray sababihii keenay in la xiro Tarminalka, maadaama laga fuliyo adeegyo muhiim u ah garoonka.
Goobjoog News