U bood dhigaalka

Hanti-dhowraha Qaranka oo Dalbaday Joojinta Xeer La Ansixiyay

Hanti-dhowraha Qaran dowladda federalka Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa waxaa ra’iisulwasaare Maxamaed Xuseen Rooble looga dalbaday joojinta sharci golaha wasiirrada ay meel mariyeen khamiistii, waxaana qoraalka Maxamed Maxamuud Cali lagu xusay joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay wasiirrada ay meel mariyeen .

Goobjoog News