Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku dhawaaqo golaha wasiirrada xukuumaddiisa, kuwaas oo la filayay in la shaaciyo habeenimadii xalay laakiin dib u dhacay, Xamse ayaa horey10 cisho oo Baarlamaanku siiyay waxaa uu waday wadatashiyada bulsha ee dhismaha golohiisa.
Golaha wasiirrada ee lagu wado in lasoo magacaabayo ayaa lagu la filaa inay kasoo muuqdaan shir jaraa’id oo ay raysal wasaaraha iyo madaxweynuhu ku qabandoonaan xarunta madaxtooyada, halkaas oo goor dhow looga yeerayo bahda saxaafadda. heshiisiinta, waxaa aad loo hadal hayaa in golaha wasiiradda ay kasoo muuqaanoonaan shakhsiyaad horey.
Siyaasiyiinta la Hadal hayo, in Kasoo Muuqdaan golaha wasiirrada waxaa kamid ah:





From the comments