U bood dhigaalka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab laga qabsaday deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ururka Al-shabaab lagala wareegay 21 deegaan, kadib howlgallo ciidamada dowladda iyo ciidamada macwisleyda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed.