U bood dhigaalka

Nabadsugidda oo soo Qabtay Nin Al-Shabaab Hubka u soo Iibin Jiray

Nabadsugidda ayaa soo qabtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh “Saki” oo ah ganacsade Al-Shabaab dibadda u ga soo gadi jiray hubka iyo walxaha ay qaraxyada ka sameeyaan.