U bood dhigaalka

Weerar la gu Qaaday Guriga Xildhibaan Maxamed Keerow oo ka Tirsan Golaha Shacabka

Weerarkaan oo hoobiye loo adeegsaday ayaa sababay khasaare nafeed oo soo gaaray qaar ka mid ah qoyska xildhibaanka.