U bood dhigaalka

Golaha Wadatashiga Qaran oo Heshiisiinta Itoobiya iyo Somaliland Kusheegay Ku xadgudub Qaranimada Soomaaliya.

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa caawa kulan ay ku yeesheen qaab fogaan arag (Zoom waxaa ay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ku sheegeen mid xadgudub ku ah madaxbanaannida iyo gobannimada Soomaaliya iyada oo sidoo kale taageeray xeerka baarlamaanka federaalka ay maanta soo saareen.

Kulankaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Baarlamaanka Jamhuuriyadda uu maanta soo saaray qaraal gabi’ahaan meesha looga saaray heshiiska dowladda federalka Itoobiya lagu siiyay biyo badeed, kadib heshiis ay kala sixiixdeen Abey Axmed iyo Muuse Biixi Cabdi.
Halkaan Ka Akhriso Qodobada Soo Baxay

Akhriso: Warmurtiyeedka/

https://goobjoog.s3.eu-central-1.amazonaws.com/content/uploads/2024/01/03001631/Golaha-Wadatashiga-Qaran.pdf