U bood dhigaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Turkiga, Muxuu Yahay Ujeedka Safarkiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga.

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antaliya ayaa sidoo kale, wuxuu uu kulamo muhiim la yeelan doonaa hoggaanka dalka Turkiga.

Safarka madaxweynaha ee Turkiga ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dowladda Turkiga dhowaan lagu wareejiyay ammaanka badda Soomaaliya.