U bood dhigaalka

Kenya: Warar Kasoo Kordhay Helikobterka Burburtay iyada Ruto oo uu la Kulmay Golaha Amniga Qaranka

Afhayeenka Madaxtooyada Kenya Xuseen Maxamed ayaa sheegay in goordhow Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto uu shir degdeg ah kula galay xarunta madaxtooyada Nairobi Golaha Amniga Qaranka ee Dalkaasi kadib burburkii Hilikobterka ee Elgeyo-Marakwet.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Hilikobterka dhacday uu la socday Taliyaha Militariga Kenya Gen Francis Ogolla inkasta oo aan weli xaqiijin.

Wararka Burburka Helikobterka kala soco Goobjoog News