U bood dhigaalka

Qoorqoor oo Magacabay Wasiiro Cusub oo Kamid Noqonaya Xukuumaddiisa

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug. Magacaabistaan ayuu ku sheegay in tahay dardargelinta howlaha horyaalla maamulka uu madaxweynaha ka yahay.

  1. C/wali Cabdullahi Jamac Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada
  2. C/nuur Maxamuud Maxamed-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
  3. C/wahaab Sh Abuukar Nuur Wasiirka Wasaaradda Dhalnyarada iyo isboortiga
  4. C/risaq Maxamed Jamac 5. C/qadir Sh Xasan Ismaciil Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada
  5. C/qadar Axmed Maxamuud Wasiir k/xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Magacaabistaan ayaa timid xilli Galmudug ay isku diyaarinayso doorasho.