U bood dhigaalka

AU-IBAR iyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS oo Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Cuntada iyo Calafka Xoolaha Ku Qabtay Naivasha

Madax qaybta cuntada iyo calafka xoolaha ee qasaaradda Xaanada Xoolaha
Dr. Mowlid Abdullahi Dahir ayaa ka warbixiyey kulanka iyo sababaha loo qabtay.

Mr. Mowliid ayaa sheegay in shirkaan muhiimadda loo qabtay ay tahay in lagu hormariyo wax soosaarka cuntada iyo calafka Xoolaha.

Halkan hoose ka dhegayso wareysiga Madaxa wax soo saarka ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS Mowliiid Cabdullahi.