U bood dhigaalka

Madaxweynaha JFS oo saxiixat buugga tacsida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.

Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed  geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska

Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi oo kamid ahaa bahda dhaqanka Soomaaliyeed ayaa dhowaan geeriyooday, waxaana tacsidiisu ka socataa magaalada Muqdisho, ayadoo ay buugga tacsida saxiixeen madaxda dalka iyo hoggaanka qeybaha kala duwan ee bulshadu.

Goobjoog.com