U bood dhigaalka

War Degdeg: Ciidanka NISA oo Howlgal Culus ka Fuliyay Bu’aale

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah, ayaa howlgal culus ka fuliyay degmada Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe oo ah xarunta ugu weyn ee Kooxda Shabaab.

Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday guri ay ku shirayeen horjoogayaal sare oo ka tirsan kooxda Shabaab, waxaana lagu xaqiijiyay in talaabooyin muhiim ah laga qaaday xubnaha kooxdaasi.

Ciidanka ayaa sheegay in howlgalkan uu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu sugayo ammaanka iyo la-dagaallanka argagixisada ee dalka.

Wixii faahfaahin ah kala soco Goobjoognews