U bood dhigaalka

22 Xisbi Siyaasadeed Oo Maxkamadda Sare Ee Dalka u Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaare Cumar

Sheeko:Dalka

Hogaamiyayaasha xisbiyada siyaasadda Soomaaliyeed oo gaaraya 22 gudoomiye xisbi ayaa gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad Dastuuri ah oo ku eedeenaysa Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid in uu hor istaagay meelmarinta hindise sharciyeedka habka xisbiyada.

Warkaan oo faah faahsan goor dhaw la soco

Goobjoog News