U bood dhigaalka
Sheeko:War

Barnaamijka Jimcaale ayaa Maanta Looga Dooday Nooca ay noqon karto doorasho ka dhacda dalka 2016-ka, waxaa ka qeybgalaya  Aqoonyahan Maxamuud Maxamed Culusow, iyo Xildhibaan Cabdiladhiif Muuse Sanyare.