U bood dhigaalka
Sheeko:War

Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo marti ku noqotay Barnaamijka Jimcaale ee Goobjoog News ka baxay Todobaadkaan ayaa ka hadashay arrimo badan oo dhanka caafimaadka ah iyo sidoo kale su’aallo ay toos u weydiiyeen dhageystayaasha Goobjoog.