U bood dhigaalka

Cadaado oo laga Dhigay xarunta Ganacsiga Galmudug

Sheeko:Dalka

Wareegto Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug ayuu madaxweynaha Galmudug Cabdimkarim  Xuseen Guuleed Magaalada Cadaado ugu magacaabay in ay tahay Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi.

wareegtada