5 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ku yaalla Koonfurta gobolka Sool.

Deegaanka lagu magacaabo Qooraansey oo u dhow Tuulaad Dhumay
oo 25 waqooyi qoraxsin ka xigta magaaladda Laascaanood ee
xarunta gobolbalka Sool ayaa la sheegay in dagaalka xooggiisa uu ka dhacay.

Beelahan dagaallamay ayaa lasoo sheegayaa in ay isku hayaan dhul daaqsin ku yaalla halkaasi, mana jirto cid kala dhexgashay.

Dagaallada sidan oo kale ah ayaa maalmahan dambe kusoo laab laabtay deegaanno ka mid ah gobolka Sool, waxaana ku dhintay dad u badan shacab.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

57 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW