U bood dhigaalka

6 Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Garowe, Yaa U Tartamaya?

Sheeko:Amniga

Waxaa magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland maanta ka dhaceyso doorashaa lix kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland.

Kuraasta la dooranayo ayaa waxa ay kala yihiin kuraasta tirsigoodu yahay HOP#192, HOP#94, HOP#14, HOP#121, HOP#174 iyo HOP# 75.

Yaa ku fadhiyay?

Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay kuraastaan ku fadhiyay xildhibaanada kala ah:-

HOP#192: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Saciido Maxamed Xasan.

HOP#094: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Axmed Ismaaciil Shabeel.

HOP#014: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Sacdiya Careys Ciise.

HOP#121: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Canab Xasan Cilmi.

HOP#174: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Burhaan Aadan Cumar.

HOP#075: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Ikraan Yuusuf  Xirsi.

Yaa u tartamaya?

Waxaa hadda u tartamaya kuraastaan musharixiinta kala ah:-

HOP#14: Kursigaan Waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah Cabdirisaaq Axmed Xuseen iyo Daa’uud Cabdikariin Sheekh Cumar.

HOP# 75: Kursigaan Waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah  Axmed Cabdiraxmaan Cilmi iyo Cabdiqani Maxamuud Maxamed .

HOP#94: Kursigaan Waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah Fardus Maxamed Aadan iyo Sahra Cabdullaahi Cigaal.

HOP#192: Kursigaan Waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah Ruweyda Maxamuud Maxamed iyo Maxamed Faarax Nuur

HOP#121: Kursigaan Waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah Nimco Cumar iyo  Farxiya Yuusuf Cumar

HOP#174: Kursigaan Waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah  Leylo Cabdi Faarax iyo

Goobjoog News