Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Galmudug

Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu doortay ilaa 8 Xildhibaan, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu wadaa in lagu doorto Cadaado, ilaa iyo hadda waxaa la doortay 13 Xildhibaan.

Halkan ka akhriso Liiska Xildhibaannada maanta la doortay:

  1. Xuseen Qaasim Yuusuf
  2. Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
  3. Bootaan Ciise Caalin
  4. Xasan Macalin Maxamuud
  5. Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
  6. Xirsi Aadan Rooble
  7. Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim
  8. Cabdulahi Cali Axmed

Related Articles

42 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW