U bood dhigaalka

4 Xildhibaan Oo Lagu Doortay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Waa maalin kale iyo doorashada aqalka hoose ee Somaliland, ilaa 4 kusi oo gobollada waqooyi ayaa maanta la doortay.

Xildhibaannada la doortay waa: Cabdalla Xaaji Axmed, Cabdiraxmaan Iidaan Yonis, Faadumo Odowaa Raage iyo Sahro Yusuf Cige.

Ilaa iyo hadda gobollada waqooyi waxaa ay doorteen 34 ka mid ah 46 Xildhibaan ee laga sugayo gobollada waqooyi.

Kursiga 1aad: Cabdala Xaaji Cali Axmed 31

Axmed Ciise Cawaale 15

Maxamud Axmed Abdulhi 4

Hal halaaby.

Kursiga 2aad: Abdirhamna Iidaan Yonis 36

Qadra Ciise Maxamud 5

Abdiweli  Xaaji Doon Ibrahim  8 cod

Sheekh Aaxmed Koosaar Cilmi 1

Hal halaabey.

Kursiga 3aad: Fadumo Odowaa Raage 47

Camuun axmed abdulahi 2

2 halowday.

Kursiga 4aad: Sahro Yusuf Cige 38

Anisa 6

7 cod halaabey.

Goobjoog News