U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo Oo Guddi Qiimeeya u Saaray Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Dhexe

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa guddi qiimeeya u saaray maxaabiista ku jirta Xabdiga dhexe ee dalka.

Guddigan oo qubaro ah ayaa madaxweynaha waxay warbixin kasoo siin doonaan maxaabiistaasi.

Waxyaabaha guddigan qabanayo waxaa kamid ah ka war keenista maxaabiista xabsiga ku jirto tiradooda, kuwa ku jira hay’adaha dambi baarista, kuwa la xukumay iyo maxkamadaha xukumay, maxaabiista dumarka iyo kuwa carruurta ah ee xukuman ama xukun sugayaasha ah.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

www