U bood dhigaalka

Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Magacaabay

Sheeko:Dalka

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa uu Cabdullahi Iiman Cynte u magacaabay afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, arrintan ayaa timid kadib wareegto xafiiskiisa ka soo baxday.

Halkan Ka Akhriso, Wareegtada:

warqad