8 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Burco

Inta la xaqiijiyey 8 ruux ayaa ku geeriyootay  2bo kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo xalay ka dhacay duleedka bari ee magaalada Burco.

Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Somaliland, shilkan gaadhi ayaa waxa sababay labo gaadhi oo isku dhacay kuwaasi oo kala ahaa bas iyo booyad.

Somaliland ayaa waxaa sanad kasta shilalka gaadiidka ugu geeriyooda boqollaal qof kumanaan kalana way ugu dhaawacmaan.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW