U bood dhigaalka

8 Xildhibaan ayaa Lagu Doortay Ceelwaaq

Sheeko:Amniga

Doorasho saaka ka dhacday Ceelwaaq, oo ah deegaan doorashada 2-aad ee Jubbaland waxaa lagu doortay ilaa sideed xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka 11-aad.

Xildhibaannada ayaa kala ah: 

Cabdullahi Abukar Xaaji ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#119, #HOP116, waxaa heshay  Xildhibaan Aamino Xuseen Cali, #HOP091 Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Cabdi, #HOP116 waxaa ku guuleysatay  Xildhibaan Duniyo Cismaan Yuusuf, #HOP216 waxaa kusoo baxay Xildhibaan Faarax Macalin Bishaar,  #HOP102  waxaa isna helay Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim,  #HOP090 waxaa ku guuleystay xildhibaan Maxamed Aadan Macalin iyo #HOP065 oo kusoo baxay   Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji.

Goobjoog News